Xildhibaano ku shiray Cadaado oo sheegay iney xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf

Xildhibaano ku shiray magaalada Cadaado oo tiradooda lagu sheegay 47 xildhibaan ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf. Kulankan ayaa waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Casir oo dhowaan xildhibaano kale oo ku shiray Magaalada Dhuusamareeb ay shaaciyeen iney xilkii looga qaadeen. Masuuliyiinta kala qeybsan ee Maamulka Galmudug ayaa caado … Continue reading Xildhibaano ku shiray Cadaado oo sheegay iney xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf